Pages

Wednesday, 20 September 2017

Check out the app that your friend has recommended!

Record the game/funny video you want to keep in one second, and collect it for a lifetime!

You can record Mobile Games, Videos, Live Streams, Social Media, and any other thing on your mobile screen.

Start broadcasting Minecraft, Clash Royale, Whatsapp, Facebook and other Mobile services today!

Check out Mobizen
https://goo.gl/veV9Fn

Sunday, 2 November 2014



RAFASHADII DAMJADIID IYO SIYAASADDII SILLOONAYD
 
Marka dib loo eego habdhaqanka siyaasadeed ee madaxda ‪#Villa_Somalia ayaad arkaysa arkan iyo yaab isjiijiid siyaasadeed iyo rafasho silloon oo u dhaxaysa Madaxwaynaha iyo ra'iisul wasaaraha federaalka laga soo bilaabo dawladii carta ilaa dawlada damjadiid iyo madaxdii u dhaxaysaba labaduba isku haystaan salaaxiyaad labaduba dustuurka uqorayo lagana yaabo in laga baarandagay siyaasadanba qallafsan oo loogu talagalayba inay is qabsadaan oo ku raftaan siyaasada silloon oo ay soomaalidu ku dhaqanto oo saan u baranayna ugu dambayn khilaafkooda kala dul dhaca barlamaanka si uu kala saaro kee khaldan keena saxan haddase jeebka barlamaanku waa dheer oo dhegtuna ugaaska beeshay u toolmoon tahay oo codka waa hadba kuu ugaaska la jiro dhabtaasuna ay ka dhalato badanaaba in ra'iisul wasaaraha boqonaha la gooyo oo siyaasada looga dul boodo lknse marar baa jidhayda adna waa ila dagi oo kursiga ku daahimaysid AMIGO .
Dhab ahaantii siyaasada DAM JADIID maalmahan Haadu uma kicin oo tukuhu uma saqaafin illeen libaax bay guriga ku xaraysteene oo go'aan ku qaatayba in midmid ula kaco boqorradii dahsoona ee DAM JADIID wakii wasiir Guuleed ku khasbay inuu is casilo kadib goortuu u adkaysan waayay ammaankii baa faraha ka baxay oo dhagahiisu ogolaan wayday eedaynta kadib taasi haday hirgashay waatii sanbaloolshe asago laba bilood agaasima ah lala kacay isjiijiid dhinaca madaxwaynaha ka yimid ka dibna la ogolaaday in xilka laga qaado oo Tuuryare lagu badalo taasoo ah Ha I FIIRSAN RIFIDAADAN U HULLAABSADAY taasoo amagaag ku noqotay wasiir Faarax shiikh oo sugayay adna goormaa lagula kici oo seefta ra'iisul wasaarahu kula kaci oo Birqaab lagagu qaban taasuna waxay u xaqiiqawaday ra'iisul wasaaruhu markuu u jaysatay dhinacaas iyo puntland bal siduu ku soo xarayn laha oo dhinaciisa u xijisan laha bal mar hadii uu hullaabtay dagaalkii cuslaa iyo madaxii ugu dambeeyay ee Damjadiid sidii loo soo afjari laha.......
 Dhab ahantii raysalwasaruhu wuu u toolmoona mar uun in Damjadiid is qabandoonan oo xilkaan u qoonsandoonan markaasu ku dhaqmay HADDAAD II SOO XAMMAARANAYSO ANNA WAA KUU SOO XUSULDUUBAYA oo markii la doortayba u dhaqaaqay in uu qabiilada soomaalida xulufo ka doonta iyo ciidan uu kudagaal tago oo dalka ku kala baxshay safarro uu kutagayo deegaamo badan hadday tahay badhabo baladwayne marka dhuusamareeb kismaayo iyo safarkii ugu dambeeyay uu ku tagay puntland oo heshiis uu la soo galay bal si ay ula garab galaan dagaalka dahsoon uu ku qaadi doono Boqorrada Damjadiid oo ayagu laftigoodu ULO BOOCA UGU SOO TUKUBAYAY RW Cabdiwali oo uun sugayay bal kaliya dhagaxtuurka ugu horreeyay oo dhinacooda ku soo wajahan.
Si kastay ahaataba madaxwayne Xasan shiikh waa uu ku salalay isku shaandhayntii faarax gallaafatay ogaana seefta Raisulwasaaraha inay asaga ku maqantahay taasuna odayga waa u cuntamiwayday ogaana inuu cidla'a ku soo dhacayo haddu tan sii daayo oo uu noqon doono DIBIGII CASAA OO KALE OO KU HADAAQAY WAXA LA ICUNAY GOORTII DIBIGII CADDAA LA CUNAY ogowna in rafashada siyaasadeed lagu rifidoono oo looga rayndoona waana tii ku khasabtay in uu ku calaacalo WAR SAACIDKEENII MAXA NOOGU DIRAY OO GUGUMAHAANA GURIGA NOO GASHAY lknse waa goorma ma marey XERO IYO FANDHAAL KALADHACAYNABA waana ta ku khasabtay inuu ku cataabo oo af suuqiyana ku yiraahdo KALA SHAANDHAYNTII WAXKA JIRA MA JIRO....... Adduunow xaalka ba'a ma kana af madaxwayne meeqaamkiisana ma saasuu u hoos dhacay lknse ceeb maleh oo waa loo garaabi kara illeen NIN DAAD QAADAY XUNBO CUSKAY bay soomaalidu ku maahmaada.
 Afkuu madaxwaynuhu ku hadlay wuxu bilaw unoqday loolankii ugu dambeeyay oo albaabadiina u furay masaraxii isrifka siyaasadeed ee sillon waana sidu shacabku sugayay oo uu dhutinayay sida ay ku dambayso xalku iyo xarakada siyasadedna keba lo xiri doona oo jeebka barlamanka lacagta ka buxin dona oo ugasyadana qancindona.

WARKII JIRABA CAKAARUU IMAAN.

Thursday, 6 March 2014

sayid xoday: Halyayga suugaanta soomaaliyeed

sayid xoday: Halyayga suugaanta soomaaliyeed: Aw jaamac cumar ciise oo dhab ahaantii ahaa halyay ciida hoosteeda maray oo uso halhamay in bal suugaantii soomaalida oo aan diiwaangashanay...

Halyayga suugaanta soomaaliyeed

Aw jaamac cumar ciise oo dhab ahaantii ahaa halyay ciida hoosteeda maray oo uso halhamay in bal suugaantii soomaalida oo aan diiwaangashanayn in dabo qabto oo uu qoro hadana dabagalwayn ku sameeyay samata bixinta suugaantii labadii qarni ee nasoo dhaafay oo la dhahi karo haduusan u istaagin qorista iyo diiwaangalinta maansadii soomaaliyeed ay ciida hoosmar lahayd.

Dhab ahaantii waxuu ahaa halyaygii suugaanta soomaaliyeed gaar ahaana maansooyinkii ay kamid ahaayeen gabayada,geeraarada iyo waliba masafooyinkii oo ay caanka ku.ahaayeen culimadii soomaaliyeed oo u isticmaali jiray hanuununta soomaalidii hore.

Aw jaamac cumar ciise waxa lagu xasuusan doonaa diiwaanadii qiimaha badnaa oo ku soo bandhigay suugaantuu ururinjiray 50 sano waqti ku siman oo uu umaray ururintiisa dhib iyo rafaad u dhiganta dhaxalkuu nooga tagay.

Diiwaanadiisa waxa ugu muhiimsan haddana aysan kala dhacin:
1: diiwaanka GEELA ,FARDAHA IYO HAWEENKA : diiwaankaan oo ku soo aruuriyay gabayadii iyo geeraaradii ay soomaalidii hore ay u tirisay amaanta geela iyo fardaha iyo haweenkaba.
2, diiwaanka gabayadii sayid maxamed cabdulle xasan oo uu ku soo aruuriyay gabayadii, geeraaradii iyo masafooyinka sayid maxamed cabdulle xasan oo dhan 115 maanso.
3, diiwaankii taariikhdii daraawiishta
4, diiwaankii taariikhdii shiikh cali majeerteen.

Intaasu waa kutunbta aan Ka xasuusano diiwaanadii ku qoray kontonkii sano maansooyinkii iyo suugaantii uu aruurinayay waxana jira kutub badan oo fara badan oo uu qoray hslyaygii suugaanta soomaaliyeed aw jaamac cumar ciise.

Wednesday, 23 October 2013

life has out come

life is running.
it never stops, you come to this world as a baby but you don't know how you would leave it.
life is short way...you will cros it.
life is rewarded if its be used perfactly.
life is terrible events and happy events it depends on you... how you will adopt it.
life is short so use it.
life has out come.

Friday, 20 September 2013

Sunday, 15 September 2013

Saturday, 7 September 2013

Dr Ali Sheikh Ahmed Abubakar: وسام الشرف للعظماء فقط. (1)

Dr Ali Sheikh Ahmed Abubakar: وسام الشرف للعظماء فقط. (1): يقول رسول الله صلى الله عليه وسلم"من أبطأ به عمله لم يسرع به نسبه"رواه المسلم في صحيحه. هذه الجملة النبوية الرائعة تمثل ميزانا دقي...

NEVER GIVE UP

Saturday, 17 August 2013

البرادعي..... وجيه عند الغرب و عميل عند العرب

البرادعي الذي طالما غرد بحرمة الدم المصري في عهد المرسي تبين أنه في مقابل ١٨٠ درجة فيما كان يدعي من قبل .
البرادعي الذي في أغلب عقول المصريين أنه عميل أمريكي زرع بينهم علي أساس أن يكون خليفة لمبارك عن الغربيين في قصر الرئاسة المصري وعلي أن يسلبهم حريتهم كما سلب إرادتهم واستهزأ بها.‏
ومن المفارقات أنه كان في عهد مرسي طالما صدع رؤؤسنا بإستقالة الحكومة برئاسة هشام قنديل بسبب قتل مواطن مصري في حينما هو علي السلطة حدثت مجازر للشعب المصري البسيط.
ومن المجازر الواقعة في عهده وأولها:
*مجزرة الصائمين عند الحرس الجمهوري.
*مجزرة المنصة.
*مجزرة ميدان النهضة.
*مجزرة ميدان رابعة العدوية.
*مجزرة ميدان رمسيس. ‏‎ ‎‏*

Thursday, 15 August 2013

مجزرة فض إعتصامي النهضة والرابعة

بعد كل ما قيل عن المصالحات الوطنية وإفشالها مرة بعد الأخري.
قرر الرجل العسكري أن يحسم الامر بالذخيرة الحية ولو قتل نصف الشعب وأبيد عن آخره.
فحرك جيوشه البواسل نحو إعتصامي مؤيدي الديموقراطية والعدالة نحو السابعة صباحا.‏
واستخدم الجيش عنصر المفاجأة كأنه في معركة لم يسبق لها مثيل، ولقد كانت كذلك لم يسبق لها مثيل في التاريخ المصري.‏
لقد فض الإعتصامين في آخر اليوم لكن بعد ماذا؟
بعد قتل وحرق وسحل وأسر لمؤيدي الرئيس مرسي. حتي وصل عدد القتلي وزاد ٢٦٠٠ قتيل ناهيك عن الجرحي فإنهم زادوا علي عشرة آلاف جريح حسب رواية المستشفي الميداني.
واستيقظ جرائد العالم علي هذه المجزرة المروعة:
صحف الغرب فإنهم نددوا بهذه الجريمة غير الإنسانية، أما صحف المؤيدة للإنقلاب فإنهم نددوا بعناد الإخوان وكذلك الصحف السعودية وشتان بين الثري والثريا.
‏‎ ‎

----------
Sent from my Nokia phone

Saturday, 10 August 2013

التميز وأهدافه

هناك دائما كثير من الناس يتميزون بأهدافهم التي تشكل علامة لحياتهم.
كذلك نري العلماء العظماء والعباقرة المشهود لهم بالعقل الرزين هم تميزوا بأهدافهم السامية التي لا ترامي نظرا لما يفعلونه بأوقاتهم الثمينة التي لا تقدر بثمن من استفادة لتحقيق تلك الأهداف السامية. دمتم.
BY SAYID XODAY

Monday, 27 May 2013

AMAZING CONTRADICTIONS IN EGYPT

A lot of people are wondering what is happening in egypt if its really a scene in a movie rather than an action in real world.

a coup overcome an elected government and claims this is becouse  a group people are protesting against the goverment about four days while the major people are protesting against the coup its self.

the media of egypt whether the puplic or the private demands the resighn of  government becouse a protestor died in morsi reign while in alsisi reighn 200 killed 5000 injured and yet media is blind about that.

mohamed elbradie demands the resighn of the goverment becouse of the death of an egyptian when he was against morsi while he condems the violence in the country as a vice president becouse of death more than 100 and injured 5000 egyptians,

this a drob in the sea of the amazing contradictions which happens in egypt every moment.

by sayid xoday